Xildhibaan Axmed Gacan Oo Si Wayn Uga Dayriyay Mustaqbalka Siyaasadeed Ee Somaliland
Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan), oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgalyada ee golaha Guurtida somaliland, isagoo Si Wayn Uga Dayriyay Mustaqbalka Siyaasadeed Ee Somaliland halkan hoose ka daawo