Ciidamada Ammaanka Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Xidhnaa Indho-shareer ama Niqaab.

Garoowe(OWN)- Ciidamada amaanka ee maamulka Puntland ayaa howgalo baadhitaano ah oo ay ka sameeyeen magaalada Garowe ee xarunta maamulkaasi ku soo qabtay Nin xidhnaa Indho-shareer ama Niqaab.

 

Howlgaladaan ay sameynayaan Ciidamada amaanka ee Puntland ayaa waxay hor u dhac u tahay booqashada Ra`iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ku tagi doono deegaanada Puntland.

 

Ciidamada amaanka ee Puntland ayaa sheegay in Ninkaan ay qabteen ee watay Indho-shareer ama Niqaab-ka uu ka mid yahay kooxda Al-shabaab.

 

Iyadoona amaanka magaalooyinka waaweyn ee deegaanada Puntland gaar ahaan magaalooyinka lagu wado in uu gaadho Ra`iisul Wasaare Kheyre amaankooda aad loo adkeeyay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker