Daawo Filim Laga Sameeyey Dagaalka u dhaxeeya dowladda Kenya iyo Al-shabaab,
Dalka Kenya, shirkad samaysa filimada oo lagu magacaabo Foxton ayaa soo saartay filim cusub oo looga hadlaayo dagaalka u dhaxeeya dowladda Kenya iyo Al-shabaab, kaasoo inta badan diirada lagu saaray qaab wacyi galin ah oo ku saabsan sidii dowladda iyo dadka rayidka ah ay u wada shaqeyn lahaayeen.
Filimkan oo lagu magacaabo Mission to Rescue ayaa jilaayaashiisa waxaa kamid ah Warsame Cabdi Cali oo ah Jilaa Soomaalida.