Aabe Caruur u Dhalay Ku Gawracay Galkacayo

Magaalada Gaalkacyo Aabe ayaa laba caruura oo uu dhalay ku gawracay xaafada faluuja ee Waqooyiga Gaalkacyo.

Maydka labada caruur ah ayaa lageeyey cusbitaalka guud ee gobolka mudug, halka Aabihii dhalay ee falka gaystayna la xidhay lama oga sababta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker