” Soltelco Ayaa U Sabab Ah In Hargeysa sii tuulnaadaan qashinka, uuska/dhiigga, saxarada “

Sababaha ku kellifay Maayirka Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco inuu mar labaad is sharraxo, waxaana la odhan karaa wuxuu ka arkay shacabka caasimadda gaar ahaan kuwa taageersan  , iyadoo aynu lawada socono inuu maayirka Hargeysa ku kashiftay shaqadii uu hayey todoba sanadood .

In ay magaalada sii tuulnaadaan qashinka, uuska/dhiigga, saxarada iyo badeecadaha dhacay ee xitaa qarammada Midoobay ka hadleen ee Soltelco sheegay in basrintooda dhaqaalaha loo waayay.

Warbixinkooban oo BBC somali ka diyaarisay qayb ka mid ah ayaan halkan hoose idiin ku soo gudbinaynaa   .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker