Siyaasi Cali Guray oo Saadaaliyey Natiijada Doorashada Xildhibaanada Golaha Wakiilada & Xubnaha Xisbi

Siyaasi Cali Guray oo Saadaaliyey Natiijada Doorashada Xildhibaanada Golaha Wakiilada & Xubnaha Xisbi Walba helaayo!

 

ODOROSKA NATIIJADDA DOORASHADDA WAKIILADDA/Waxa Qoray: Cali Gurey.
======================================
Doorashaddii hore ee 2005tii 82ka kursi ee wakiilada waxay sadexda xisbi u kala heleen sidan:
UDUB 33 kursi
KULMIYE 28 kursi
UCID. 21 kursi
Isugeyn. 82 kursi
Doorashadan lafteeda ayaa laga yaabaa in wax badani aanay iska bedeli doonin marka aynu eegno odoroskan oo ah qiyaas shakhsi.
Doorashadan qiyaastii sadexda xisbi waxa ay u kala heli karaan 82ka kursi sidan:
KULMIYE. 34 kursi
WADDANI 29 kursi
UCID. 19 kursi
FAAHFAAHINTA LIXDA GOBOL-DOORASHO
AWDAL 13 KURSI
KULMIYE 6
WADDANI. 4
UCID. 3
MAROODIJEEX 20 KURSI
KULMIYE 9
WADDANI. 7
UCID. 4
SAAXIL 10 KURSI
KULMIYE 4
WADDANI. 3
UCID. 3
TOGDHEER-15 KURSI
KULMIYE. 5
WADDANI. 7
UCID. 3
SOOL. 12 KURSI
KULMIYE 5
WADDANI. 4
UCID. 3
SANAAG. 12 KURSI
KULMIYE 5
WADDANI. 4
UCID. 3

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker