Xisbiga WADDANI Oo Wax laga xumaado ku Tilmaamay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha JSL

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga WADDANI Maxamed Faarax ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka hadlay Beel dhawaan magaalada Burco kaga dhawaaqday inay codkooda siinayaan Musharrax Golaha Deegaanka Burco uga sharraxan Xisbiga WADDANI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker