Qarax Ka Dhacay Goob U Dhow Safaaradda Maraykanka ee Magaalladda Bejing Ee Dalka Shiinaha

Wargeyska Global Times ee Shiinaha ayaa qoray inay Booliska qabteen Haweeney isku shubtay batrool meel ku Safaaradda Maraykanka ku leeyahay caasimadda dalkaasi ee Bejing,   Falka Haweeneyda ayaa u muuqday mid ay ku doonaysay inay isku disho.

 

Wargeyska The Global Times waxa u uTwitter-kiisa ku sheegay inaanayn kala caddayn haddii uu qarax ka dhacay nawaaxiga Safaarada Maraykanka.

 

Shaqaalaha Safaaraddaha Hindiya iyo Koonfurta Kuurya oo  u dhow Safaaradda Maraykanka waxay sheegeen inanay  ka war qabin shil aan caadi ahayn oo halkaasi ka dhacay iyo inay si caadi ah u shaqeynayaan.

 

Saraakiisha Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Bejing waxay sheegeen inuu dab ama qarax ka dhacay meel ku dhow Dhismaha Safaaradda.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker