Maxkamada(Racfaanka EE Maroodi Jeex, MAHA Mid Cadaallada , Waxey FULISAA, ,XUKMO ay rabaan kulmiye. shaki weyna waan ka qabnaa BY FUAAD MAXAMED QAWDHAN LONDON

Waxa jirra maannta oo bishu tahey (6/03/2019) in maxkammada racfaannka ee marooddi jeex aay xukun aad u khalddan isla markaana  loogu hiilinayo  waxey rabaan dadka jeegaantu, aay ku riidey laba shaqasi oo   dalka somaliland u dhashey isla markaana ka soo jeeda  (gobolka maroodi jeex, xukun ah (8 sano xadhiga iyo 625.0000  use doller) ku ridey labada shaqsi ee masaakiinta.

1) MACALIN CABDI QAADIR NUUR MAXAMUUD

2) IYO ABWAAN  XASSAN BAASHE MAXAMED.

DADkaas waxaa loo heeystey iney geesten xadhko dhinaca intedka, iney ka jareen daad amdheedh, taas uu kiiska u hastey ninka somaliland u hersdey qabyaallada ee ina awsiciid.

Waxa hubaala oo shaki madoonna in maxkammada maroodi jeex aay tahey midd dhinac u jadheedha, oo ku shaqeeysa waxey rabaan xisbiga kulmiye ama jeegaanto, maxkamadu ninka joooga waa nin ciisa muse ah ,, waxa hoos fadhiyana waa sacad muuse ,isla markaana waxaa lagu hayaa inuu weydiiyo laalluush dadka qorbo joogaa ee jooga dafaha aduunka ee u dhashey somaliland.

Waxa jirrta in aay yidhadeen madaxweynaha somaliland bey waxz ka shegen. muuse ma sacad muse buu u yahey madaxweyne , mise somaliland oodhan, hadii wax laga sheego waa caadi calamka odhan ba wey ka dhacdaa, waxaani waa argoosi lagu ugaadhsanayo , dadka ka soo jeeda garxjis.

Hadaba waxaan u sheegayaa muuse iyo dibjjirta maxkamadda u fadhiya , walahi inaaney dowladau shaqeyneeyn , hadii aad beesha garxjis ulla timaado waxi aay ka diideen siyaad bare, waxaadna heeysaa  siyasad khalldan waaar  sharcgu garxji oov qudha ma qabto ,  shaki weynbaan kaqabnaa ragga ku fadhiya maxkamadaha.

GUNAANKIII

somaliland waxaa leh  beelo. waxaa hubaala dowlad aay garxjis ka maqatey inaaney shaqeeyn , wax  yeeleyna maha. waxaan u sheegay inamada yaryar ee tuugta ee maxkamadaha fadhiya. muuse idinkaa dadka ku diriya, sharcigaa aad ragaas iyo qaar badan ku rideena walaahi wax aan oglaaneyno maha.

DHAMAAAD

AAD baan u cabeerenayaa xadhigaa dadka maskinta lagu radiidey.

waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london
facebook fuaad qawdhan
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
00447383135563
thanks
ilaahey baa mahadleh.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker