Ilaalada Madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi oo Cashar u dhigay Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykanka

Hogaamiyaha Dawladda Kuuriyada Waqooyi mr Kim Jong Un iyo Dhiggiisa Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa kulan ku yeeshay Aagga Ciidamda ka Caagan ee Xadka Labada Kuuriya.

Kulanka labada hogaamiye ayaa intii uu
socday la sheegay in ay isku dhaceen
Afhayeenka aqalka cad ee Mareykanka
Stephanie Grisham iyo qaar kamid ah ilaalada
gaarka ah ee Hogaamiyaha Kuuriyada
Waqooyi.

Afhayeenka aqalka Cad ayaa la sheegay in xili
ay dooneysay inay saxafiyiin Mareykan ah ay u
gudbiso goob ay ku shirayeen Donlad Trump
iyo Kim John Un ay isku dhaceen ilaalada
Kim .

Muuqaal la duubay ayaa la arkayay Stephanie
Grisham oo la hrrdameysa qaar lamid ah
ilaalada Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi,
waxaana muuqaalka laga maqlayay
Afhayeenka oo codsaneysa in la caawiyo

Warbaahinta caalamka ayaa warbixino kala
duwan ka qoray isku dhaca dhax maray
Afhayeenka Aqalka Cad iyo ilaalada gaarka ah
ee Kim John Un, waxaana muuqaalka
dhacdadan laga duubay lagu baahiyay Baraha Bulshadu ku kulanto ee Loo yaqaano Social Media ha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker