Daawo: Maxaa ka jira in Dawlada Somaliland diiday Ergooyin ka Socda Dalka Imaaraatka Carabta

Daawo: Maxaa ka jira in Dawlada Somaliland diiday Ergooyin ka Socda Dalka Imaaraatka Carabta , Waxaa kaloo la Tibaaxay inay Xukuumada Somaliland ay Gabi ahaanba Diiday Ergooyin kala socday Wadamada Turkiga iyo Qatar , inkastoo aanay ahayn Arin si Rasmi ah uga soo baxday Dawladaha Hadana Waxaa jira Nin u dhashay dalka Emirat-ka Carabta oo Baraha Bulshada soo Galiyay Muuqaal arintaas ka Hadlaaya.

Muuqaalkaas oo dhamaystiran Halkan hoose ka daawo:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker