Guddoomiyihii Hore Ee Koomishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Oo Isu Soo Sharaxay Golaha Deegaanka Hargeysa

Guddoomiyihii Hore ee Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa si rasmiya Xisbi Xaakimka KULMIYE ugu soo Musharaxay Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.
Munaasibad kooban oo lagu qabtay Xaruunta Xisbiga KULMIYE ee Magaaladda Hargeysa ayuu Xisbiga KULMIYE ku Qaabilay Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo Isu Soo Sharaxay Golaha Deegaanka Ee Degmadda Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker