Ururka Midowga Afrika Oo Qoraal kasoo Saaray Xaaaladda Magaalada Muqdisho

Qoraal maanta kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay iney si dhow ula socdaan in dagaal uu Muqdisho ku dhex maray labo ciidan oo ka wada tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed.

Qoraalkan waxaa lagu amray ciidamada AMISOM iney dhexdhexaad ka noqdaan arrimaha socda isla markaana ay joojiyaan socodka iyo dhaqdhaaqa.

Ugu dambeyntii, waxaa la faray AMISOM in ay ku shaqeeyaan awoodaha lasiiyey, oo ay ilaaliyaan hantida iyo nafta kuwa ka tirsan AMISOM iyo meelaha ay ilaaliyaan sida Villa Somalia, haddii awood laga maarmi waayana ay awood macquul ah adeegsadaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker