Dowlada Soomaaliya Oo Fasaxday Qaadkii Kenya Iyo Shuruud Ay Ku Xidhay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u fasaxday khaadka lasoo gali jiray dalka, waxaana ay shaacisay shuruudo looga baahan yahay ganacstada Qaadka soo degsada.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jiraa’id qabtay ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya Ganacsatadu ay Qaadka ay soo degsan karaan, waxaana intaas uu ku daray in Ganacsatada looga baahan yahay in ay maraan waddo sax ah, isagoo ganacsatada uu ugu baaqay in ay sifo sharci ah dalka kusoo galiyaan .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker