Maxaa Ka Jira Inay Heshiis Wada Gaadheen Xisbiyada WADDANI iyo UCID ?

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo ku dhawaaqay is-bahaysi ka dhan ah KULMIYE oo ay ku qaataan Maayarrada iyo Shir-guddoonka Golaha wakiillada, sameeyeyna Guddi 10 xubnood ka kooban oo isku dhafan.
Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo u hadlay labada xisbi ayaa sheegay in Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI ay ku heshiisyeen in ay samaystaan is-bahaysi Mucaarid oo adag.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker