Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka JSL oo ka Hadlay Khasaaraha Naf iyo Maalba leh ee ka Dhasha Shilalka Gaadiidka

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Sheegay in Sannadkii shilaalka gadiidka ku dhintaan laba boqol oo Qof.

“Sannadkii shilalka Gaadiidka waxaa inagaga dhinta qiyaas ahaan 160 ilaa 200 oo qof, waxaanu aaminsan nahay ka xukuumad ahaan in shilalku yihiin dilaa qarsoon.

Celcelis ahaan labadii maalmood ba waxaa inagaga dhinta shilalka hal qof.”

Wasiirka Gaaddiidka Somaliland ayaa sidaasi u sheegay Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker