Ciidanka Somaliland Oo Helay Diyaarad Drone ah Oo Maraykanku Leeyahay

Saldhiga 2-aad Ciidanka Ilaalada xeebaha ee Saylac ayaa ku guulaystay inay soo saaraan hadhaaga diyaarad (Drone) oo uu leeyahay Ciidanka Maraynkanku,
Taasi oo ku dhacday xeebaha Saylac15 bishan aynu kujirno , waxayna Ciidanku ay soo saareen burburka iyo hadhaagii diyaaradii ku burburtay manta oo ay taariikhdu tahay 18 November 2023-ka .
Ma jiro waxyaabo dheeraad oo la xidhiidha burburka diyaarada oo ciidanku heleen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker