Sheekh Aadan Siiro oo Bulshada uga digay Goleyaasha Deegaanka iyo Arrimo Xaasaasi ah

Hargeysa (OWN)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira), ayaa bulshada Somaliland, gaar ahaan shacabka reer Hargeysa uga digay inay mar labaad codkooda siiyaan xildhibaannada Goleyaasha Deegaanka ee wax-qabadkooda lagu qasaaray, kuwaas oo qaarkood damacsan yihiin inay isa soo sharraxaan doorashada soo socota.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker