Muuqaal: Nin Ka Soo Dhacay Diyaarada Kenyan Airweys

Meydka qof laga shakisan yahay inuu kasoo dhacay diyaarad ay leedahay shirkadda Kenya Airways oo ku degi rabtay garoonka Heathrow ayaa laga helay beer yar oo ku taal London.

Meydka oo loo badinayo inuu yahay nin ayaa gelinkii dambe ee Axada laga helay beer yar oo ku taal deegaanka Clapham, koonfur galbeed London.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker