Sweden oo cadaadiskii ugu cuslaa kala kulmaysa Kitaabka Quraanka ah ee dalkeeda lagu gubay.

Iran iyo Turkiga ayaa ku biiray waddamada cambaareeyay Sweden oo oggolaatay in dalkeeda lagu gubo Kitaabka Quraanka ah. Xukuumadda Ankara ayaa wax aad u fool-xun ku tilmaantay fal uu soogalooti Ciraaqi ah Kutub Quraan ku istaagay afaafka hore ee safaaradda ay Ciraaq ku leedahay caasimadda Stockholm.

Haddaba dareenka xukuumadda Sweden ee falcelinta ka dhalatay gubidda Kutubka Quraanka ayaa waxaan ka waraysannay Maxamed-Amiin oo ka tirsan idaacadda Sweden. Waxa uu u warramay Saxnuun Axmed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker