Daawo: Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Madaxwayne Biixi

Daawo: Golaha Wakiiladda Soomaaliland Oo Ansixiyay Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliland. Golaha Wakiilada Oo Maanta ay ka Soo Xaadireen 47 Xildhibaan . Waxaa Cod Gacantaaga ugu Codeeyay ama Ogolaaday 46 Xildhibaan Hal Xildhibaana Wuu ka Aamusay

Hadaba Sidii ay U dhacday Codayntii iyo Sidii Loo Ansixiyay Halkan Hoose ka Daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker