Alfanaan SIR MOHAMUD OMAR Oo Tacsi U Diraya Marxuum JAMAAL QADARI

TACSI

Anigoo KU hadlaaya magaca ilma cumaryare waxaan tacsi u dirayaa. Qoyakii IYO Qaraabadii uu ka baxay Marxuun maxamuud soofe (JAMAAL QADARI) oo ahaa ciyaartoy qiimo badan ku lahaa aduunka iyo umada soomaaliyeed Ilaahay janadii ha geeyo samir iyo iimaana haynaga siiyo AAMIIN AAMIIN.

SIR MOHAMUD OMAR

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker