Odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan ha laga fogeeyo dadka cudurka haliste ah ee aduunka aafeeyey

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan ha laga fogeeyo dadka cudurka haliste ah ee aduunka aafeeyey

Sida ku cad cudurkani waa cudur si  fudud ayaa loo kala qaadi kara

Kol haddii sidaas tahay waaxa waanagsan bulshada laga fogeeyo dadka qaba xanuunka

 

Talo soo jeedin

1.in beerta xoriyadda loo habeeyo loona dhiso meel lagu xanaaneeyo dadka nanuunka laga helo

2 dadka la socda dayuuradaha  laga fogeeyo hudheelada

3.Danyarta markoodi horeba quutal daruuriga la daalla dhaycaysey dawladdu u saarto guddi caawisa.

Ha loo diyaar garoobo qafwaliba mar haddii kala yaacay oo ehekii la isu gurman waayey waa qiiyaamihii oo adduunkan loo soo saray iska celi haddii waxdad ka dheeyaa kugu maqan yihiin

Khayr ayeynu isku ognay Deeq Cabdi Digale

Allah yaa mahad dhan u sugnaatay  innaga musmiinlinta allahooda amminsan

 

 

 

Deeq Cabdi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker