Maxkamadda Dastuuriga Ah Ee Somaliland Oo Qaraar Ka Soo Saartay Qoraal Madaxweynuhu U Gudbiyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maxkamada Sare ee dalka u gudbiyey qoraal ku taariikhaysnaa 12/08/2020 oo summadiisu ahayd JSL/XM/MS/100-545/08/2020, kaas oo ujeedadiisu ahayd dacwad dastuuri ah oo ku saabsanayd qodobka 12aad, faqraddiisa 1aad ee Xeerka Doorashada Golaha Wakiilada Xeer Lr.20-2/05 oo uu madaxweynuhu hore ugu gudbiyey Maxkamada Sare.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker