Guulaha Somaliland Iyo Gaadhitaanma Himilada Ee Madaxweyne Biixi.

Qadiyada somaliland nin ku adag weeyi mujaahid madaxweyne biixi,mudayaal fara badana nin u taagnaa weeyi gaadhitaanka iyo guullaha somaliland.

Isaga oo ka dhab ahayd xaqiijinta himiladda dalkisa hooyo,kaas oo usoo maray dariiq dheer.
Dawladdii  farmaajo waxa ay doonaysay inay somaliland ku eegto  cadaadis taasi oo ay ku eegtayna wax walibana ku samaysay iyada oo kasoo weerartay diblumaasinimo dhaqaale iyo meel walba oo la isk curyaansho.
Muuse iyo dawladiisu waxa ay u dhigatay babaca waxana ay iska difaacaday cadaadiska farmAjo  iyadoona dhabarka u dhigatay markii danbe libinta gaadhay.
Muuse sidoo ugu soo halgamay dalkiisa ayuu diyaar ugu yahay ictrraafka qarankiisa.
Waxaan u mahadnaqayaa  drs edna aadan iyo qarankeena.
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker