Daawo:- Warbixin Xiiso Leh Oo Lagu Lafa Guray Arimihii Ay Ku Heshiiyeen Prof Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Xisbiga Kulmiye Iyo Mustaqbalka Hankiisa Siyaasadeed.

Hargaysa-(OWN)-war bixintan ayaa diirada lagu saaray laguna lafa guray Dhaliilaha Prof Axmed Ismaciil Samater ku hurgufay una jeediyay Xukuumadda Biixi iyo Mustaqabalka hankiisa siyaasadeed.Dhawaan ayey aheyd markii qoraal uu qoray Prof Axmed Ismaciil Samater  uu dhaliilo xoogan ugu jeedinaayo xukuumada Muuse Biixi oo uu ku sifeeyey mid fashilisay Barnaamijkii xisbiga Kulmiye…….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker