:Dhegayso: Xisbiyadda Swedan Oo Dalbaday Sharciyo Cinqaab Adag Oo Gangiska La gaga Hortago, Dood adag ayaa ka dhex taagan Axsaabta Wadanka Sweden , Qaarka mida Xisbiyada ayaa Qaba inay Gabi ahaanba Qalad Tahay in Aanay Sharciyadani ku FIlan Ciqaabta la Mariyo Kooxaha Gaangiska ee wadankaasi Ka Dilaacay. Doodaas Halkan Hoose ka Dhegayso: