Waa suaal da’weynoo aan madaxa daalinayn.
Cabdimalik waxa uu sheegay, mar uu BBC da u waramaayay, in labda guddomiye ee xisbiya mucaaradku ay madaxweynaha cafis u weydiiyeen marar badan, juhdina ay galiyeen sii dayntiisa. Cabdimalik waxa kale oo uu BBC da u sheegay, in ay jeelasha ka buuxaan rag xaaladiisa ilawsiiyay (xaalkoodu aad u xumayd ama ku dulman xadhiga). Markaa maxaa u sabab ah, in ay labada guddomiye abdimalik siidayntiisa ay juhdigaa galiyeen, kuwa kalena aanay Dan ka lahayn? Waa suaal inta damiirka lehi ay fahmi karto jawaabteeda. Waa suaal da’weynoo aan madaxa daalinayn.
Ahmed miino
London