Dhegayso: Murashaxa Somalida Minnesota ee Aqalka Senetka oo Warbaahintu Waraysatay
Gobolka Minnesota, oo ay jaaliyada ugu badan Soomaalida Waqooyiga Ameerika deggan tahay, waxuu ka mid yahay meelaha ugu badan ee dilalka dhalin-yaradu ka dhacaan.
Asalka mushkilada ayaa Hoggaamiyaasha ay ku sheegeen dhalin-yarada oo aan haysan shaqooyin iyo sidoo kale ayagoo aanan helin waxbarasho, oo ay barteenna daroogo.
Suleymaan Ciise oo u u Sharaxan Aqalka Senate ee Minnesota ,degmada 59-
oo ay Waraysi la yeelatay Warbaahintu Waxaa ka mid ahaa Hadaladiisii sida tan.