Maxkamadda Sare ee Puntland Oo Saddex Nin Ku Ridday Xukun Kiis Kufsi
Garowe(OWN) — Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta ridday xukunka kiis kufsi oo gabar loo geystay bishii 3-aad ee sanadkii 2019-ka, gabadhaas oo markii dambe geeriyootay.
Maxkamadda ayaa sheegtay inaysan ku qancin xukunkii maxkamadda racfaanka ee ka dhanka ahaa saddex nin oo loo haysto inay ka dambeeyeen kufsiga Allaha u naxariistee Najmo Cabdulqaadir.
Halkan hoose kala soco warkaas oo dhan.