Xisbiga Kulmiye Waa Hanti Qaran Oo Beelaha H/jeclo Leeyihiin !!!!!!!!.
Tan Iyo Intii Lagu Dhawaaqay Asxaabta Ururadda Badan 2001, Waxaa Xisbiyo Qaran U Soo Baxay 2002 Sadex Xisbi Udub, Kulmiye Iyo Ucid, Xisbiyadaas Waxaa Kala Hogaaminayey:-
1. Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin.
2. Axmad Muxammad Maxamuud(Siilaanyo).
3. Engineer Faysal Cali Waraabe.
Sadexdaas Xisbi Waxay Noqdeen Hanti Qaran Oo Ay Kala Leeyihiin Beelaha Samaroon,
H/Jeclo, Iyo Ciidagale.
Sanadku Markuu Ahaa 2003 Waxaa La Galay Doorashooyinka Madaxtooyadda,
Waxaana Ku Guulaystay Xisbiga Udub Oo Uu Murashax Madaxwayne Ka Yahay Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Inkastoo Xisbiga Kulmiye Lagaga Shubtay Doorashaddii Madaxtooyadda Ee Uu Ku Guulaystay, Xildhibaanka Ugu Da’da Wayn Guurtida Xaaji CabdulKariim Oo Ku Magac Dheer Waraabe Uu Idaacadda Warbaahinta Xukuumadda Iyo Warbaahinta Madaxa Banaan Afkiisa Kaga Dhawaaqay Inuu Doorashaddii Madaxtooyadda Ee 2003 Uu Helay
Axmad-Siilaanyo, Xaajigu Wuxuu Yidhi Axmad-Siilaanyo Anagaa Daahir Rayaale U Hiilinay, Waxaanuna Kuu Haynaa Duco Ee Ducada Naga Aqbal, Axmad-Siilaanyo Wuxuu Afkiisa Ka Yidhi Hargaysa Mar Ayay Gacantayda Ku Burburtay, Dooni Maayo Inay Mar Labaad Gacantayda Ku Burburto, Waxaanan Qaatay Duco!!!!!!!!.
Sanadku Markuu Ahaa 2005 Waxaa Lagu Dhawaaqay Doorashaddii Golaha Wakiiladda, Waxaana Ku Tartamay Sadexda Xisbi Qaran Udub, Kulmiye, Ucid, Xisbiga Udub Wuxuu Golaha Wakiiladda Ka Helay 33 Xildhibaan, Xisbiga Kulmiye Wuxuu Golaha Wakiiladda Ka Helay 28 Xildhibaan, Xisbiga Ucid Wuxuu Golaha Wakiiladda Ka Helay 21 Xildhibaan.
Labaddii Xisbi Mucaarad Kulmiye Iyo Ucid Waxay Ku Heshiiyeen In Gudoomiyaha Wakiiladda La Siiyo Xisbiga Ucid, Laba Gudoomiye Ku Xigeena La Siiyo Xisbiga Kulmiye, Oo La Qadiyo Xisbul Xaakimka Udub.
Sanadku Markuu Ahaa 2010 Waxaa Goboladda Jamhuuriyadda Somaliland Ka Qabsoontay Doorashaddii Madaxtooyadda Oo Ay Ku Tartamayaan Xisbiyadda Kala Ah Udub, Kulmiye Iyo Ucid, Waxaa Doorashaddii Madaxtooyadda Ku Guulaystay Xisbiga Kulmiye Oo Uu Murashax Madaxwayne Ka Yahay Mudane Axmad Muxammad Maxamuud (Siilaanyo), Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin Si Sharaf Iyo Milgo Ku Jirto Ayuu U Aqbalay Natiijaddii Ay Ku Dhawaaqeen Gudida Doorashooyinka Qaranka Ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Sanadku Markuu Ahaa 2012 Waxaa Qabsoontay Tartanka Ururada Badan Oo La Doonayey Inay Xisbi Qaran U Soo Gudbaan Sadex Xisbi, Waxaana Xisbiyo Qaran U Soo Gudbay Kulmiye, Wadanni, Ucid.
Madaxwayne Axmad-Siilaanyo Wuxuu Muddo Xileedkiisa Shanta Sano Ku Darsaday Laba Sano Oo Muddo Kordhin Ah,
Madaxwayne Axmed-Siilaanyo Oo Ah Mulkiilaha Ama Xakhlaha Xisbiga Kulmiye Wuxuu Beeshii H/ Awal Ee Ay Isku Gaashaanbuurta Ahaayeen Kala Soo Dhex Baxay Inuu Gudoomiyaha Xisbiga Ku Wareejiyo Mudane Muuse Biixi Cabdi,
Kana Dhigto Mustaqbalka Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye, Madaxwayne Axmad-Siilaanyo Abaalkii Ay U Galeen Beesha Habar Awal Ee Ay Codka La Daba Taagnaayeen Wuxuu Ugu Abaal Guday Inuu Xisbiga Kulmiye Ay Hogaanka U Hayaan, Haddii Ay Noqoto Gudoomiyaha Iyo Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga, Madaxwayne Axmad-Siilaanyo Wuxuu Beeshiisa Balaadhan Ee Habar Jeclo Ku Balamiyey Inay Murashaxa Madaxwayne Ee Muuse Biixi Cabdi Ay Dhaqaale Iyo Codba La Daba Istaagaan, Oo Ay Ku Hubsadaan Kursiga Madaxtooyadda.
Beelaha Gobta Ahina Waxaa Lagu Yaqaanaa Inay Abaalka Gudaan, Beesha Habar Awalna Waa Inay Noqoto Beel Abaalka Guda Oo Soo Celisa Xisbiga Kulmiye Ee Laga Kireeyey, Kulmiyena Waa Hanti Qaran Oo Beelaha Habar Jeclo Leeyihiin!!!!.
Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Beeshiisa Habar Awal Haddii Ay Doqonimo, Caqli Xumo Iyo Abaal La’aan Isku Raacaan Oo Ay Is Yidhaahdaan Xisbiga Kulmiye Waa Inaanu Galbeed Ama Sool Ama Bariga Sanaag Soo Dhaafin Oo Aynu Samaroon Ama Dhulbahante Ama Warsangeli Ka Kireeya, Oo Mustaqbalkana Beelaha Darafyadda Ka Dhigta!!!!., Oo Murashaxa Madaxwayne Ee Mustaqbalka Ha Noqdo Muxammad Kaahin!!!!!!!!!!., Muxammad Kaahin Sumcad Iyo Sharaf Kuma Lahaa Beelaha Habar Jeclo Oo Waxay U Yaqaanaan Shaqsi Local Ah Oo Shaqo Geliya Qofkay Isugu Yimaadaan Awoow Labaad !!!!!, Waana Shaqsi Ku Fashilmay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Loo Xilsaaray Iyo Beelihii Colaaduhu Dhexmartay Oo Uu Ku Fashilmay Walaalayntooda Iyo Heshiisiintooda !!!!.
Xisbiga Kulmiye Dhaqaale Fara Badan Ayey Ku Soo Tabceen Beelaha Habar Jeclo,
Beelaha Habar Awal Xisbi Ay Markiisii Hore Asaaseen Oo Ay Ka Soo Saareen Urur Ahaan, Xisbi Ahaana Ay U Soo Saareen, Dhaqaale Fara Badana Aad Geliseen Ayaa Idiin Wanaagsanaan Lahaa Inaad Beelo Kale Kula Shuraakoowdaan, Balse Haddii Aad Hunguraysaan Beelaha Habar Jeclo Oo Aan Weligood Deegaan Iyo Geel Ay Xoog Ku Qabsadaan Mooyaane Taariikhda Aan Lagu Hayn Deegaan Ama Geel Xoog Lagaga Qaaday.
Beelaha Habar Jeclo Waxay Ciidamadooda Milateriga, Kaarayaashooda, Pm-yadooda, D30- nadooda Ay Iskugu Keeni Doonaan Madaxtooyadda Somaliland, Caasimadda Hargaysa Iyo Magaalo Xeebka Berbera Waxay Noqon Doonaan Mid Ka Daran Dagaalkii SNM Iyo Taliskii Milateriga Ee Madaxwayne Muxammad Siyaad Barre Ku Dhexmaray 1988 ILaa 1990 Magaaladda Hargaysa, Soomaalida Waxay Ku Maahmaahdaa Nimaan Warankaagu Gelin Weedhaadu Ma Gasho.
Beelaha Habar Jeclo Waxay Ku Midaysan Yihiin Inaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Murashaxa Madaxwayne La Dhaafin Karin Siyaasiga Rug Cadaaga Ah Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi.
Waxaa Ayaan Daro Aad U Wayn Ah Muuse Biixi Iyo Beeshiisa Habar Awal Inay Colaad Wayn U Qaadaan Madaxwayne Axmed Siilaanyo Iyo Beesha Habar Jeclo Oo U Gudoboobay Beelaha Kale Ee Somaliland Markii Ay Xaaraan Ugu Xidheen Gudoomiyaha Iyo Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Oo Weliba Xukuumaddii Siilaanyo Iyo Beesha Habar Jeclo Dhaqaale Aad U Fara Badan La Daba Taagnaa, Soomalidu Waxay Ku Maah Maahdaa Doqon Ha U Gar Gaaran Hana Gar Gaarsan, Beel Dhan Oo Aan Caqli, Garasho, Hiil Iyo Abaal Lagu Ogayn Oo Beelaha Somaliland U Yaqaanaan Dhediga Isaaqa Inay Sidaas U Hadlaan La Yaab Malahaa Oo Ay Saamiyadii Beesha Habar Jeclo Ku Yeelan Lahayd Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi 75% Haddii Ay Noqoto Taliyaha Milateriga, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Shanta Wasiir Ee Ugu Mihiimsan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha, Wasiirka Caafimaadka Iyo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Iyo Kaluumaysiga, Shan Agaasime Guud Oo Ay Ku Yeeshaan Wasaaraha Ugu Mihiimsan,
Toban Wasaaradood Oo Ay Ku Yeeshaan Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Wasaaraha Ugu Mihiimsan, Toban Isu Duwayaasha Goboladda, Agaasimaha Guud Ee Cashuuraha Beriga, Safaaradaha Ugu Mihiimsan Oo Ay Ku Yeeshaan Labaatan Safiir Ama Dal Jire Ama Ambassador Qofba Siduu U Yaqaano, Madaxda Hay’adaha Ajaanibka Oo Ay Qayb Mihiima Ku Yeeshaan, Shan Kun Oo Shaqaale Ah Oo Wasaaradaha Laga Hawl Geliyo, Saraakiisha Milateriga Ugu Saraysa Oo Ay Ku Yeeshaan 500 Sarkaaal Ka Ugu Hooseeyaana Yahay Gaashaanle, Hogaamiyayaasha Milateriga Oo Ay Ku Yeeshaan Tirada Ugu Badan.
Saamigii Cadaaladeed Ee Beesha Habar Jeclo Heli Lahayd Waxaa Loogu Abaal Guday In Saraakiishoodii Milateriga, Booliska, Ciidamadda Badda Buulka Lawada Dhigo Oo Xilalkii Ay Qaranka U Hayeen Laga Qaado Yagoo Xilalkoodii La Siinayo Beelaha Habar Awal Iyo Garxajis, Waxaa Kaloo Soo Raaca In Laga ILaaliyo Wasaaradaha Mihiimka Ah In Wasiiro Looga Dhigo Yagoo Laga ILaalinayo Dhaqaalaha Uu Urursanayo Muuse Biixi Wasaaradahaas Oo Ah Maaliyadda, Ganacsiga, Duulista, Madaxtooyadda, Caafimaadka., Heer Waxaa La Gaadhay In La Soo Eegto Xilalka Agaasime Waaxeed Ee Beesha Habar Jeclo Wasaaradaha Ka Hayso Si Xilalkaas Loogu Qaybiyo Beelaha Habar Awal Iyo Garxajis, Sadex Wasaaradood Oo Beesha Habar Jeclo Ka Haysay Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Waxaa Laga Eryey Laba Wasaaradood Oo Kala Ah Wasaaradda Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Duulista Iyo Hawada.
Waxaa Wakhti Dhoow Imanaysa Shaqaalaha Tirada Yar Ee Beesha Habar Jeclo Ku Leedahay Wasaaradaha Dawladda In Yagana Inta Laga Eryo Lagu Bedelo Beelaha Habar Awal Iyo Garxajis.
Beelaha Habar Jeclo Aad Iyo Aad Ayay U Dulqaad Badan Yihiin Haddii Ay Muraacad Iskugu Baxaana Lix Bilood Ku Qaadan Mayso Inay Dumiyaan Xukuumadda Habar Awal Ee Saamigii Beelaha Somaliland Beesha Habar Awal Haysato 90%., Beelihii Kale Ee Somaliland Beelo Ka Midi Ay Ku Keliftay Inay Samaystaan Jabhado Sida Garxajis, Samaroon, Wakhti Dhoowna Waxaynu Maqli Doonaa Beelaha Habar Jeclo, Dhulbahante, Warsangeli Intay Milaterigooda Iyo Hubkoodaba La Baxaan Ay Samaystaan Jabhadda Ugu Wayn Somaliland, Kuna Dhawaaqaan Maamul Ka Madax Banaan Xukuumadda Habar Awal Insha Allaah.
Qalinkii: Professor Sulaiman Ibrahim Salah
Burao Somaliland