Daawo: Xildhibaan Amiir Caydaruus Sh Adan (Amir Adan) oo Mar kale ku soo noqday baarlamaanka Sweden,

Xildhibaan Amiir Caydaruus Sh Adan (Amir Adan) oo Mar kale ku soo noqday baarlamaanka Sweden, daawo dooddii aqoonsiga Somaliland ee uu xildhibaan Amir ku qabtay baarlamaanka Sweden, Xildhibaan Amir Adan oo mudo sanad ah ka maqnaa baarlamaanka dalka Sweden ayaa mar kale dib ugu soo noqday isagoo ahaa suge boos kadib markii uu xilka baneeyey xildhibaankii ka horeeyey sidaana uu isagu ku soo galay baarlamaanka Sweden, Xildhibaan Amir Caydaruus Sh Adan oo uu dhalay Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey dalka Sweden Mr Caydaruus Sh aadan ayaa sideedii sanadood ee lasoo dhaafay ka tirsanaa baarlamaanka Sweden oo uu xildhibaan ka ahaa kaasoo kasoo baxay xisbiga Moderaterka ,

 

Daawo Dood Cajiib ah oo xildhibaanada Baarlamaanka Sweden ay kaga doodayeen aqoonsiga Somaliland oo xildhibaan amir ku qabtay Baarlamaanka Sweden,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker