Daawo: Somaliland Oo Dawlada Sucudiga kala Wareegtay Raashin Loogu Talo Galay 30,000 Oo Qooys.
Daawo: Hay,adda U Diyaar garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka ee Magaceeda Loo Soo Gaabiyo ( Nadfoodh) Ayaa Qabatay Munaasibad Kooban oo ay ku La Wareegaysao Mucaawinadan oo ah Raashin ku Filan Dad Gaadhaya 30,000 oo Qoys
Oo ay Ku Deeqday Hay,adda Khayriga ah ee Laga Lee yahay Dalka BoqorTooyada Sucuudiga isla Markaana Lagu Magacaabo Bin Salmaan o Qabtay
Hafladaas oo dhamaystiran Halkan Hoose Ka Daawo: