Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha : Lacagta Ay Liverpool Ku Heshay Ku Guuleysiga FIFA Club World Cup Oo La Shaaciyay

Liverpool ayaa habeenkii Sabtida ku guuleysatay koobka FIFA Club World Cup ka dib markii ay garaaceen kooxda reer Brazil Flamengo iyagoo ku badiyay gool uu u saxiixay Roberto Firmino.

Reds ayaa 16 milyan ginni ku heshay inay badisay finalkii Champions League, waxay ku darsadeen 4 milyan ginni kale markii ay horaantii xilli ciyaareedkan qaadeen koobka UEFA Super Cup.

 

FALANQAYNTAAS OO DHAMAYSTIRAN KA DAAWO HALKAN HOOSE:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker