Madaxweyne Trump oo Baajiyey Kulan Taliban Lagula Qaadan lahaa Maraykanka Gudihiisa

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xalay shaaciyey inuu qorshaynayey inuu maanta xarunta Camp David ee ay ku nastaan madaxweynayaasha Maraykanka uu ku qaabilo madaxweynaha Afghanistan iyo ergo ka socota ururka Taalibaan.

 

Trump ayaa sheegay inuu hadda kulankaas joojiyey sababtoo ah markii ay soo baxday in Taalibaanku ay sheegteen mas’uuliyadda qarax toddobaadki hore ka dhacay magaalada Kabul oo dadka ku dhintay uu ka mid ahaa askari u dhashay Maraykanka. Trump ayaa sidoo kale sheegay inuu hakiyey wadahadalladii xal u helidda waddanka Afghanistan lala waday Taliban.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker