Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhacay Gobolka Saraar

Alle Ha Unaxariiste Hal Askari Oo Ka Mida Ciidanka Booliska Gobolka Saraar Ayaa Saaka Ku Dhintay Shil Gaadhi, Halka Askar Kalena Ay Ku Dhaawacmeen, Shilka Ayaa Wuxu Ka dhacay Duleedka Bari Ee Magalada Caynabo.

Askariga Dhintay Ayaa Waxa lagu Magacaabi Jiray ABDI Cali Gurey Ayaa Gaadhigu Dusha kaga jiifsaday Isaga Iyo Hal Askari Oo Isaguna Xaaladiisu Liidatay. Isla markiiba BURCO Loola Cararay.

Dhaawaca ciidamada Booliska Ayaa Lagula Tacaalaya Cisbitaalka.Wayn Ee.Caynabo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker