Wararkii Ugu Danbeeyey Duqaymo ay Itoobiya ka fulisay gobolka Tigray

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in labo duqaymood oo dhanka cirka ah ay ku qaadday fariisimo ay fallaagadu ku leeyihiin Galbeedka iyo Waqooyiga gobolka Tigray – taas oo sii ballaarinaysa duqaymaha ay dowladdu waddo.

Xukuumadda ayaa sheegtay in bartilmaameedku uu ahaa warshado , ay adeegsana yeen jabhadda TPLF, kuwaas oo ay u adeegsanayeen tababarka iyo in ay ku farsamaystaan aagab militari

Afhayeen u hadlay TPLF ayaa beeniyey in xarumo ciidamo lagu tababo ay goobaha la duqeeyey ay ku yaalleen. Saddex duqaymood oo hore ayaa lala beegsaday magalaada Mekelle.Xukuumadda ayaana sheegtay in ay bartilmaameedsatay fariisimo ay fallaagadu ku sugnaayeen hase ahaatee waxaa jira warar sheegaya in dad rayid ah ay halkaa ku dhinteen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker