Duuliyihii Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Ruto Iyo Afar Qof Oo Maraykanka U Dhashay Oo Ku Geeriyooday Shil Helikoptar

Duuliyaha oo lagu magacaabi jirey Kabtan Mariyo Maganga iyo Afar qof o maraykan ah ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Diyaarad Helikoptar oo ku burburtay Deegaanka Laboola oo ku dhow Harada Turkana ee Gobalka Turkaana ee dalkaasi.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker