“Maayarrada Dalka dhammaantood waa lala xisaabtamayaa” – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland
Hargeysa (OWN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay in sannadka cusub lala xisaabtami doono dhammaan maayarrada dalka isla markaana mid kasta lagu qiimeyn doono wax-qabadkiisa.
Muuqaalka Hoose ka daawo faahfaahinta warkan