Dad U Dhintay Kulayl Ba’an Oo ka Jira Dalka Canada

Ku dhawadaad 130 qof ayaa ilaa jimcihi ugu dhintay dalka Canada kuleyl ba’an oo ka jira galbeedka dalkaasi.
Dadka u geeriyooday kulaylka badankood ayaa ah dad wayeel ah, heer kulka ka jira galbeedka Canada ayaa gaaray 49.5 degrees Celsius.
Sido kale magaalooyin Portland Oregon, Seattle iyo Washington ee dalka Maraykanka waxaaa saameeyay kulayl aad u daran oo gaaraya 42C ilaa 46C.
Waan kulaylkii ugu darnaa ee laga diiwaan galiyo Maraykanka tan iyo 1940-kii.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker