ANSHAX wax ay amiinsantahay in SOLJA ay sii wadi kari wayday shaqadeedii

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND
KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND
OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA

 

 

UJEEDO: Warmurtiyeed

ANSHAX wax ay amiinsantahay in SOLJA ay sii wadi kari wayday dhamaan qodobadaan.

SOLJA shaqadeedu waa:

⦁ In ay ahaato birijka isku xidha warbahiinta dalka iyo dibada iyo wasaaradda warfafiinta.
⦁ In ay diwaan galiso dhamaan warbahiinta teeda warqada ah iyo ta electrooniga’ahba
⦁ In ay aqoonta warbahiinta kobciso.
⦁ In ay jamacadaha dalka u surta galiso sidi loo heli laha aqoon yahano ku takhasusaay cilimga saxaafadda.
⦁ In ay noqoto maxkamadda kala saarta wariyah, muwadinka iyo dawladda.
⦁ In ay samaayso gudiyo ka hawl gal dhamaan dalka.
⦁ SOLJA waxaad mooda in ay ku soo koobantay laba nin ama saddex qof.
⦁ SOLJA waa in ay shaqaalysiis wariyasha da’ada yar yadoo wixii dakhli ah uga raadinayasa hayadaha iyo deeq bixi yaasha ama dawlada.
Uruurka haddii loo isticmaalo sida wanaagsan, wax uu qaban karaa wax yaalo badan.

FG: Hogaanka SOLJA wuxuu sheegay in la furan karo Uruuro kale :

ANSHAX
Somaliland Media Watchdog Group
Washington DC
Anshaxs@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker