Kelmada Farxadda Iyo Naxdinta Noqotay!

Boqor ka mid ah boqoradii Hindiya ayaa maalin u yeedhay wasiirkiisa waxaana uu ka codsaday inuu u soo qoro eray xikmad ah oo haddii uu faraxsan yahay ka cadhaysiiya, haddii uu  cadhaysan yahayna ka farxiya.

Wasiirka ayaa usoo qoray  erayga ah “ Wakhtigani wuu dhamanaaya”  “This time will go”. Haddii aad farxad ku jirto wuu kaa nixinayaa isagoo kuu muujinaya inuu kaa dhamaan doono, haddii aad murugo ku jirtana wuxu ku  tusayaa in aanay ahayn wax waaraya.

 

 

Diyaariye: Axmed Adam Cali (Haybe)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker