Talo soo jeedin
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka qaabilsan dalka ha loo duceeyo
Wax walba allah ayaa awood u oo maamula bulshada soomalidu waa bulsho muslimiin ah laakiin haddii laga leexdo waaxaa iman karta dhib aan laga soo waaqsan.
Umadda wanaagsan wax ka soo dhex baxa hogaamiye daacad u ah ummadda aan fiicanayna waxaa ka soo dhex baxa hoggaamiye aan u daacad ahayn waxaa la xalaalsaday dilka dhaca boobka hantida umaadda ka dhaxaysa waxaa laga leexday caddaalad waxaa loo leexday xaqdaro bulshada ooย ย cida kala saarta wayda halkaas waaxa ka iman karta wax walba kor u kacaan sidaย ย quudka oo kor u kaca
1.Talo soo jeedin
2. In loo duceeyo hoggaamiya markaas ay doorteen.
3. in dadka jilicsan laga war hayo si dalku houmar u gaadho.
4. in ay bulshadu dedaal dheerada mujiyaan.
5 wadooyinka caasimadda burbursan la sameeyo.
6 qurba jooggu in ay dalkooda wixii ay soo barteen kula soo noqdaan.
7. laga baxoย ย kala qaybinta lagau qadhaabanaayo.
Ha moodin in aan lagu arkayn kor waayeel waaย ย wada indho.
Haddii xil lagu dhiibo kolla joogimayside Sharaf kala tag.
ALLAH MAHAD OO DHAN ISKA LEH
Deeqq Cabdi Digale