Daawo Tempo Afric TV Oo Waraysi Lala Yeeshay Kowsar Mohamed Abdillahi.

Todobaadkan Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, waxaana waraysi la yeeshay Saxafiyada caanka ee Kowsar Mohamed Abdillahi. Waraysigan waxaanu ku faaqidaynaa Saxaafada Xorta ah ee Somaliland; kaalinta ay qaataan, heerkooda  xirfadeed iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan dowlada Somaliland.

Mohamud Sh Abdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker