Waa Nacas: Keene iyo kordhiye.
Keene iyo kordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib dadka qaar waxa uwacan
Inay iska aamusaan oo hadaladoodu bilaa dhadhan yiin
Sida oo kale oo ninkii ay saaxiibka
Haayeen laakiin uu ka cadhooday weli isagoo wasiira ka daba
Niicle.
Kordhiye. saaxiib nacasnimadu waa udhalasho markaa ninkan aad
Sheegtay waa nacas waxaanu ka shakisan yahay in la eryidoono
Markaa waxaan odhan lahaa waar oday muuse noocaagaa ayuu
Ugu jecelyay daciifka ah ee qaybta hunguriguun shaqayso.
Markaa saaxiib faaladaaba ku khasaara ah.
Guuleed liibaan .snm 1710@livecom