“Dowladda Somaliland arrinkaa Ina Geelle waad ku ceebowdeen, wakiil baad u noqoteen Jabuuti ,dhexdhexaadna kama tihidin, ” Xisbiga Waddani

Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani xildhibaan C/Qaadir jirde oo hada Saxaafada la hadlaya Muqaalka .

 

“Madaxweynuhu dal shisheeye ayuu u hadlay oo uu afhayeen uga noqday muwaadin reer Somaliland, dalkiina waa uu sii kala qeybiyey” Guddoomiye Jirde

 

“Dowladda Somaliland arrinkaa Ina Geelle waad ku ceebowdeen, dhexdhexaadna kama tihidin, la idinku aamini maayo arrinkiisa”

 

Ahmed cismaan geele noqon maayo qalbidhagax.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker