Xiisadda Itoobiya iyo masar oo soo cusboonaatay iyo Jaamacadda Carabta oo ku lug leh

Xukuumadda Qaahira ayaa kulan ay isugu yimaadeen wasiirrada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta ay kaga ansixisay in muranka webiga Niil ee dalkaas kala dhaxeeya waddanka Itoobiya laga dhigo ajande ay ka midaysanyihiin xubnaha ku bahoobay jamciyaddaasi.

Ajandahaas ayaa Jaamacadda Carabta waxaa ka gaday wasiirka arrimaha dibadda ee Masar kaas oo haatan la wareegay guddoonka jamciyaddaasi.

Dowladda Itoobiya ayaa dhankeeda sheegtay inay diyaar u tahay in wadahadal lagu dhammeeyo khilaafka webiga Niil.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker