“ waxaan garan waayay goorta taliyihii ciidanka boolisku uu noqday Dawaarle,“. Murashax Cirro

Hargeysa (OWN )Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilahi ( Cirro) ayaa shir jarid oo uu maanta ku qabtay magalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay hanjabaad dhawaan xildhibaan maxamed Abiib uga timid taliayaha ciidamada booliska somaliland waxa musharax Cirro si adag uga hadlay dhacdadaa waxana hadaliisa ka mid ahaa

“ waxaan garan waayay goorta taliyihii ciidanka boolisku uu noqday Dawaarle, waxaan leeyahay taliyaha waxba shaadhadh ha toline sharciga laguu dirsadee sharciga ilaali “.Murashax Cirro

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker