Jananka halla casilo Keene iyo kordhiye

Jananka halla casilo

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib ma dhegaysatay JANANKII

Oo warbaahinta uyeedhay dabeedna  usheegay in ciidamada

La kala diro eesh calaa janan.

Kordhiye. Saaxiib markii lay sheegay fadeexaduu dhex fadhiistay

Waxaan mooday riyo waan ku ceshaday dhawr jeer

Dabeed runbay noqotay isagoo ciidamadii fadeexadiyay oo yidhi

Lacag bilaashay naga cunaan inta hadhayna hayska tagaan

Waxa kaluu meel kaga dhacay KORNAYL CAARE isagoo uquudhi waa yay Geesinimada  uu kasban kari waa yay,

Saaxiib xaguu joogay markii dalkan ujananka ka yahay uu CAARE

XORAYNAYAY.  Magaciisa waxaynu baranay markii jeegaantu

Qabsatay .

Arintii  kornayl CAARE Ee laysloahaa waanwaan ku dhameeya iyana

Crkuu geeyay wuxuu sheegay in care uu dil ku xukumay

Aniga waxa ila quman  M. WEYNUU  haddaanu qabyaaladaynayn

In JANAKA LA CASILO  waa denbi aad qaranka laf jab ku ah yuu galay

Guuleed liibaan  snm 1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker