War deg deg ah: Roobabkii Galabta ka da,ay Magaalada Hargaysa oo dilay 3 Qof 11 kalena dhaawacay

War deg deg ah : Sida Uu Oodweynenews  U Xaqiijiyay Badhasaabka Gobolka Maroodi jeex md   jaamac Xaaaji Aadan Ahmed   ayaa sheegay in Ilaa imika 3 Qor ay ku  Naf Waayay Roobab dabaylo watay oo galabta ka da,ay Magaalada Hargaysa iyo Nawaaxigeeda , Badhasaabku waxaa uu intaas Raaciyay inay jiraan 11 Qof oo dhaawac oo qaarkood lagu dabiibayo

Cisbitaalka wayn ee magaalada Caasimadda ah ee Hargaysa

 

Alle Hawnaxariisto inta dhimatay inta dhaawacantayna haw sahlo.

 

By Suxufi Sinyoore

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker